Dowlada Soomaaliya oo goordhaw shaacisay in beri oo sabti ah la ciidayo lana arkay Bisha Shawaal

Wasaarada Owqaafta iyo arimaha diinta xukuumada Soomaaliya ayaa goordhaw shaacisay in beri oo sabti ah ay tahay maalin ciid ah lagana arkay bisha Shawaal qaar kamid ah gobolada Dalka. Wasiirka Owqaafta iyo arimaha diinta xukuumada Soomaaliya Sheekh Nuur Maxamed Xasan oo goordhaw Warbaahinta dowlada la hadlay ayaa shaaciyay in beri oo sabti ah ay tahay … Continue reading Dowlada Soomaaliya oo goordhaw shaacisay in beri oo sabti ah la ciidayo lana arkay Bisha Shawaal